Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Golaha uu Hogaamiyo Barre Hiiraale oo eedayn kulul dusha uga tuuray R/W Abdiweli Sheikh Ahmed

$
0
0
Shir Jaraa’id oo maanta ku qabteen magaalada Muqdisho golaha Nabadda iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka ayay uga hadleen xasaraha kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kaddib socdaalkii Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shekh Axmed. Dr Cabdi Shire Warsame oo wakiil uga ah golahaasi Col, Barre Hiiraale ayaa ku eedeeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460