Munaasabadaan uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha cusub ee Degmada Waaberi waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay maamulka Gobolka Benaadir, guddoonka cusub ee Degmada, maamulkii hore ee degmada, ganacsato, qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmadaasi iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay xarunta degmada Waaberi. Munaasabadda ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay [...]
↧