Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

RW Cabdiweli “Haweenka Jubbooyinka waa inay hormuud u noqdaan dib u heshiisiinta iyo horumarinta”

$
0
0
Warsaxaafadeed   Kismaayo, April 15.2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii saddexaad howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxa uu kulamo kala duwan la qaadanayaa qeybaha kala duwan ee bulshada gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles