Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Talyaaniga ayaa maanta booqday Jaamacadda Napoli oo ku taala magaalada Napoli halkaasi oo qeyb ka mid ah Afka Soomaaliga wax looga barto ilaa heerka ugu sareeya waxbarasho jaamacadeed. Ugu horeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdiga [...]
↧