Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Muungaab iyo qurbo joogta

$
0
0
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, Xasan Xuseen (Muun-gaab), ayaa Digniin Culus u diray Dadka ka yimid dalalka Dibada, ee dib ugu soo laabtay Muqdisho. Gudoomiye Muungaab, ayaa sheegay in Qurba-Joogta ay Dhaqano Xun la yimaadeen magaalada Muqdisho, isagoo dhanka kale tilmaamay in Maamulkiisa uu Tallaabo adag ka qaadayo Qurba-Joogta Anshaxa xun ku baahinaysa Magaalada. “Kuwa ka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles