Ra’isul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa gaaray degmooyinkii dhawaan laga xoreeyey Al-shabaab. Ra’isul wasaaraha oo ay safarkiisa ku waheliyaan xubno iskugu jira labada gole ee dowladda ayaa ku hormaray degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan. Waxaa sidoo kale Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya uu hada gaaray magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe. C/wali Sh Axmed ayaa [...]
↧