Dad masaakin ah ayay u badanyihiin dad Xamalata ah ayay ahayeen Dadki Naftooda ku wayay iyo kuwa Dhaawaca qaybtood Musharax Gaas oo Booqday Isbitaalka Bandar Qaasim ee Magaalada Boosaso. Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gelinkii Dambe ee Maanta booqday Isbitaalka Boosaso oo ay ku suganyihiin Dadki ku dhawacmay Qaraxii arxandarada ahaa ee ay ka [...]
↧