Xaflad Lagu Soo dhaweenayay Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u sharaxan Doorashada Madaxtinimadda Puntland ayaa shalay lagu qabtay Hoteelka Juba ee Magaaladda Bosaso, Halkaasoo uu ka jeediyay Barnaamijkiisa Siyaasadeed ee Doorashadda. Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen Ganacsato, Cuqaal, Nabadoono, Aqoonyahan, Culuma’udiin Siyaasiyiin, Dhalinyaro iyo Haweenka ayuu musharuxu wuxuu ku soo bandhigay Barnaamijkiisa siyaasadeed ee [...]
↧