Musharax Maxamed C/Nuur Xirsi oo ka mid ah musharixiinta u Taagan doorashada Madaxtinimadda Puntland ee 8 January 2014 ayaa Maanta si Meeqaam Sare leh loogu soo dhaweeyey Caasimadda Ganacsiga Puntland ee Bosaso. Musharax Maxamed Cabdi Nuur oo Ka soo kicitimay shalay Caasimadda Puntland ee Garowe, Soona Maray Magaalooyinka Qardho, Waaciye, Carmo, iyo Magaalooyin kale [...]
↧