Paris, 06 December 2013 – Ra’iisul Wasaare Ku xigeen, ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda, Marwo Fowzia Yusuf H. Adam ayaa maanta tacsi u dirtey Shacabka South Africa iyo dhamaan Afrikaanka geeridii Nelson Mandela isla markaana sheegtay inuu calaamad weyn u ahaa Midnimo Qaran, Nabadeyn iyo Dib-uheshiisiin oo Soomaaliya cashar weyn u ah. “Maanta magaalada Paris oo [...]
↧