Musharax Cabdiweli Gaas oo Maanta Qardho si Diiran loogu soo dhoweyey. Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku guda jira Socdaalkiisi Musharaxnimo ee Isbedel Doonka iyo Booqashooyinkiisi Deeganada Puntland ayaa Dadweyne Fara badan oo Farxad ay ka muuqato ku soo dhoweyeen Magaalada Qardho iyo Deegano badan oo uu Saakay Socdaal ku marayay. Dadweynaha ayaa Safnaa [...]
↧