Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Gudoomiyaha gudiga Arrimaha Bulshada ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Warsame Feysal oo maanta ku geeriyooday qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, waxaa isoo gaaray war naxdin leh oo ku [...]
↧