Kulan dheer oo ay Jaaliyada Soomaaliyeed oo laba dhinac ka kala socday ku dhexmaray xafiiska wasaarada Waxbarashada magaalada Toronto – TDSB. Kulankan oo ahaa mid ay ku dhageysanayeen Guddiga Wakiilada Wasaarada Waxbarashada magaalada Toronto – TRUSTEE-ga ayaa ahaa mid ay ku dhageysanayeen dooda labada dhinac ee Soomaalida ah ee isku heysta wax u qabashada Caruurta [...]
↧