Dowladda Federaalka Soomaaliya lagalama tashan in Ciidamada Itoobiya ay ku biiraan Howlgalka AMISOM, siduu Gaashaanle Sare u sheegay Keydmedia Online. Horaa loo ogaa, Shalayna si rasmi ah ayaa lagu dhawaaqay in Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Dalka Soomaaliya, ay kamid noqdaan Ciidamada AMISOM. Qorshahaan mudo ayaa la diyaarinayay, waxeyna Keydmedia Online soo Qortay Lix Bilood kahr [...]
↧