Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ra’iisul Wasaare“Saacid” oo si kulul u cambaareeyey qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaaladda Boossaaso, tacsina u diray dadkii ku geeriyooday

$
0
0
– Warsaxaafadeed Muqdisho, December 5, 2013—–Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka bahal nimada  ee lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan “Waan cambaareynayaa qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ee lagu laayay dadka shacabka aan waxba galabsan. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles