Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Golaha Wasiirada oo aqbalay go’aanka Baarlamaanka

$
0
0
Warsaxaafadeed Muqdisho, December 5, 2013 | Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa si buuxda u aqbalay markii labaad go’aankii golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ee uu gaaray taariikhdu markay aheyd 2-da bisha Dec. 2013. Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa qodobada [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles