Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey Shirkadda Caymiska ee Takaful

$
0
0
12 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah furey Shirkadda Caymiska ee Takaful Afrika, laanteeda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn hambalyo u direy ganacsatada iyo mas’uuliyintii suuragelisey in shirkaddan ay ka hawlgasho Soomaaliya. “Waa markii ugu horeysey ee muddo 25 ah kadib shirkad baaxaddan leh oo dhinaca […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles