Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed (XUSS) oo Ugu Baaqay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha inay dib u eegis ku sameyso Barnaamijka Decent Work ee ILO, Kana Codsaday Dowladda inay ka hortagto Shakhsiyaad doonaya inay Khalkhal geliyaan Midnimada Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed War Saxaafadeed; Maarso 12, 2015 Xiriirka Ururashada Shaqaalaha Soomaaliyeed (XUSS) ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay […]
↧