Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweynaha oo rajo ka muujiyey qorshaha maamul u sameynta gobollada dhexe

$
0
0
Socdaalkeyga Dhuusamareeb waxaan ku soo arkey shacab diyaar u ah inay heshiiyaan, maamulna dhistaan’’ Muqdisho | February 11, 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey dadaalka dib u heshiisiinta ee shacabka gobollada dhexe iyo in degaannadaasi dhowaan laga dhiso maamul loo dhan yahay. Madaxweynaha oo ka hadlayey munaasabad […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles