Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Waxqabadkii Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee 2014 oo lasoo bandhigay

$
0
0
Muqdisho, 11 Febraayo 2015: Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ayaa waxa ay soo bandhigtay Barnaamij ay uga warrameyso waxqabadkeedii sanadkii 2014. Munaasabadan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay huteelka SYL waxaana kasoo qaybgalay Xildhibaanno, xubno ka socda Golaha Wasiiradda, Ganacsato, Ururada Bulshada Rayidka ah iyo shaqaalaha Wasaaradda. Waxaa goobta lagu soo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles