Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika

$
0
0
28 January, 2015, Addis Ababa: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qeybgeli doono kulan madaxeedka Midowga Afrika. Maadaxweynaha oo wafdigiisa ay ku wehliyaan mas’uuliyiin sare oo dowladda ka ayaa shirka Midowga Afrika ka sokow la filayaa […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles