Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadley xubnaha ka soo goosanaya Al Shabaab

$
0
0
Mar walba irdaha way u furan yihiin kuwa iska fogeeya fikirka wax burburinta ee Al Shabaab ee diyaarka u ah inay nabadda qaataan” 28 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley istaraatiijiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinaca la dagaalanka argagixisada, iyo saameynta barnaamijkani ku leeyahay goosashada xawliga ah ee xubno […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles