Muqdisho | QOL | November 26, 2014 | Horumar dhanka ganacsiga ah ayaa laga dareemayaa suuqyada magaalada Muqdisho, iyadoo goobaha ganacsiga ay yihiin kuwa si tartan ah loogu jiro, isla markaana ay ganacsatadu ku mashquulsanyihin sidii ay ku horumarin lahaayeen howlahooda ganacsiga ah. Ganacsatada qaarkood oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in tani ay […]
↧