Sanaa | November 26, 2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Sanaa ee Caasimadda dalka Yemen Ra’iisul wasaaraha dalkaasi H.E. Khaled Mahfud Bahah oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal , arrimaha qaxootiga iyo iskaashiga walaalnimo ee u dhaxeeya labada shacab. Wasiir […]
↧