Muqdisho | QOL | November 5, 2014 | Ciidamada hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa hawlgallo baaritaanno oo ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka gobolka Benaadir ku soo qab qabtay hub, waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lala xiriirinayo maleeshiyaadka Al-Shabaab. Howlgalkan oo gunaanad u ahaa wajiga koowaad howlgal guri guri loo baarayay degmooyinka […]
↧