Baraawe | QOL | November 5, 2014 | Haweenka degmada Baraawe ayaa billaabay soo celinta adeegyadii bulshada ee degmadaasi, iyagoo dib u dayactir ku sameeyay cisbitalka guud ee Baraawe. Maryan Muqtaar Maxamed oo ka mid ah haweenka ku nool degmada Baraawe ayaa Radio Muqdisho u sheegtay in bulshada ku nool degmadaasi oo ay ugu horreeyaan […]
↧