Muqdisho | QOL | November 4, 2014 | Mudaneyaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay labo hindise sharciyeed oo horey loogu gudbiyay xildhibaannada golaha shacabka, kuwaasi oo kala ah xisaab xirka miisaaniyad sanadkii 2013-ka iyo heshiiska dhanka difaaca oo ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga. Kulanka oo ahaa Kalfadhigii Shanaad kulankiisii […]
↧