Muqdisho | QOL | November 4, 2014 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa la sheegay in uu dalka isaga Baxayo Waqti Kooban, hadii uusan Raali Gelin ka Bixin Gefkii uu u geystay Mudanayaasha Baarlamaanka. Ambassador Kay ayaa sheegay Dhowaan in uu ka Walaacsanyahay, in Mudaneyaasha Baarlamaanku ay Lacago Laaluush […]
↧