Washington | October 28, 2014 |Khilaafka ka dhex aloosan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa weli taagan. DHAGEYSO Siyaasiyiinta iyo shacabka Somalia ayaa walaac ka muujinaya khilaafkan, iyagoo u arka inuu sii fogeynayo rajadii laga qabey in waddanka uu si rasmi uga baxo fowdadii uu ku jirey. Weriyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa magaalada Muqdisho […]
↧