Muqdisho | QOL | October 28, 2014 | Gudoomiyaha Xisbiga Dadka wuxuu baaq u dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, wuxuuna baaqaas ugu soo gudbinayaa in dhibaatada ka taagan siyaasada Soomaaliya uu si buuxda masuul uga yahay madaxweynaha Soomaaliya oo hogaamintiisu ay xun tahay, waxeyna taloxumadiisu dalka u horseeday khilaaf siyaasadeed oo […]
↧