Bayaan ka soo baxay Xarakada al-Shabaab ayaa lagu xaqiijisay in Amiirkii Xarakada al-shabaab Axmed Cabdi Godane uu dhintey waxaana uu ku geeriyoodey weerar diyaaradaha hubeysan ee dhulka laga hago Drones ay ku dileen. Bayaanka al-Shabaab ayaa imaanaya maalin kadib markii Gaashaandhigga Maraykanka ee weerarka qaadey ay xaqiijiyeen geerida ninkii bartilmaameedku ahaa ee Amiirka al-Shabaab Axmed […]
↧