Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka hadlay geerida amiirka kooxda Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo uu Mareykanku Sheegtay. Madaxweynaha DFS ayaa sheegay in ay ugu baaqayaan dhalinyarada Soomaaliyeed in ay isaga soo baxaan Ururka Al-Shabaab isaga oo sheegay kuwa madaxada u ah in ay ku danbeyn doonaan halka uu maray Amiirkooda. Madaxweynaha DFS […]
↧