Muqdisho | August 22, 2014 - Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay Eedeeyn uga timid Madaxweynaha Mamaulka Puntland C/wali Gaas oo aheyd, Qeybdiid in uu doonayo in si xoog ah loo dhiso Maamulka Gobolada dhexe ee Dalka. Cabdi Qeybdiid oo ka hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in hadalka ka soo yeeray C/wali […]
↧