Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweyne Xasan oo lakulmay US Congressman Frank Lobioda

$
0
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Frank Lobionda oo katirsan kongareska mareykanka gaar ahaana xubin ka ah gudiyada qaabilsan arimaha ciidamada iyo wardoonka Mareykanka,kulanka dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Frank Lobioda ayaa  waxaa goob joog ka ahaa wasiirka Gaashaandhigga iyo qaar katirsan taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyadoo kulankana […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles