Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Saddex Qof oo lagu dilay Muqdisho & Howlgallo la sameeyay

$
0
0
Waxaa Xalay markale lagu dilay Muqdisho Saddex Ruux oo Rag hubaysan ku weerareen Goobo kala duwan ooo kamid ah Caasimadda Soomaaliya. Xalay Maqribkii Afurka kadib, Rag Bastoolado ku hubaysanaa ayaa Labo Qof ku dilay Isgoyska Tarabuunka, xilli ay fadhoyeen Goob Dadka ay isagu yimaadaan, gaara ahaan Dhalinyarada, waxaana Goobjoogiyaal ay Warbaahinta u sheegeen in Dhibanayaasha […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles