Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Xil. Dalxa “Madaxda Dowladda Shaqsiyaad gaar ah ayey Laaluushaan!”

$
0
0
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa dhaliilay Madaxda Dalka, wuxuuna sheegay in Madaxda ay laalushaan Shaqsiyaad gaar ah. Xildhibaan Dalxa oo ah Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Baarlamaanka ee Arrimaha Dibada ayaa sheegay in Madaxda Dowladda Federaalka ay Laalushaan Shaqsiyaad gaar ah oo ay uga cabsanayaan in ay Caqqaladeeyaan Xilalkooda. Xildhibaan Maxmed Cumar Dalxa ayaa sheegay in taas […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles