Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Mooshinkii isbedel ku sameynta gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo meel mari waayay

$
0
0
Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday mooshin ay mudanayaasha qaar kusoo jeediyeen in isbedel sanadkiiba mar lagu sameeyo guddoomiyaasha gudiyada joogtada ah ee baarlamaanka, kuwaasi oo diiday dhaqangelinta xeerkaasi. Kulankii shirka oo uu u furay guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Mudane Jeylaani Nuur iikar ayaa xildhibaannada u sharxay ajandaha kulanka ee maanta oo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles