Kulankan maanta dib loogu furayay Machadka duulista iyo Saadaasha Hawada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi, Agaasimaha guud ee Wasaaradda ,Maareeyaha Machadka Macalimiin iyo arday maanta tababarka ugu horeeyey uu furmayo ayaa waxaa uu maanta ka dhacay xarunta wasaaradda warfaafinta. Maareeyaha machadka duulista rayidka iyo [...]
↧