Suuq ku yaalla Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, ayaa Xalay gubtay, iyadoo Dad badan oo Ganacsato ah ay ku Hanti beeleen Dabka. Dabka ayaa kacay Xalay Saqdii Dhexe, waxaana Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Wadajir ku sheegeen Sababta Dabka ka danbaysay inay ahayd, Cillad dhanka Korontada. Wararka ayaa sheegaya in Fiilo danabaysan oo go’day ay ku dhul […]
↧