Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha xarunta Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo dhawaan dib u dayactir lagu sameeyay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale kormeeray qeybaha kala duwan ee dhismaha […]
↧