Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Mucaaradka Kenya “Dowlad kama jirta Dalka”

$
0
0
Dowladda Kenya ayaa 15,000 oo Askari ku daadisay goobaha Muhiimka ah ee Magaalada Nairobi, waxaana laga baqayaa Rabshado salka ku haya Amni daradda Dalka. Xisbiga Mucaaradka ODM ayaa laga yaabaa in uu Maanta iyo berri dhigo dibadbax weyn oo looga soo horjeedo Siyaasadda Xukuumadda Uhuru Kenyatta. Magaalada Nairobi ayaa Maanta waxaa ka jirta Cabsi in […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles