Mudane ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Kooxda Al shabaab loo fududeeyo Weerarada isagu jira Dilalka & Qaraxyada ay ka fuliso Muqdisho. Isagoo Wareysi siinayay Radio Kulmiye iyo Keydmedia Online, Xildhibaan Cusmaan Aadan Dhuubow ayaa tilmaamay in aysan suurtgal ahayn in Labo Dhalinyaro ah oo Bastoolado wata ay Maalin Cad ku […]
↧