Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaadatay shirkadaha bixiya adeegga Internet-ka dalka, kaasi oo looga hadlayay wada shaqeyn dhexmarta Wasaaradda iyo shirkadahaasi. Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta laguna qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo khuseeya adeegyada ay bixiyaan shirkadahan iyo doorka […]
↧