Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

XLD Amiin Jeesoow ‘Dowladu way fashilantay ee ha is casisho”

$
0
0
Xildhibaan Daahir Sheekh Amiin Jeesoow ayaa ugu baaqay Dawladda Raisul wasaare C/wali Sh. Axmed in ay is Casisho maadaama ay ku fashilatay sugida Amaanka Wadanka, gaar ahaan Ammanka Caasimadda Muqdisho. Daahir Sheekh Amiin Jeesoow, oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles