England | 5-July-2014 | Qaranimo Online | Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska & koobkii Wembledon Grand Slam oo lagu kala faataxeystey. Saaxiibayaal waxaa labadii wiig ee eynu soo dhaafney si habsami ah ugu socdey tuulada quruxda badan ee lagu magacaabo Wembledon kubadda Tenis-ta waxaana ka soo qeybgala ciyaartooy badan […]
↧