Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Maamulka Gobolka Benaadir oo ka shiray xoojinta amniga

$
0
0
Shir ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Benaadir, ayna ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka, xubnaha kale ee Maamulka gobolka ayaa looga hadlay xoojinta amniga iyo sida looga hortagi karo falalka ay maleegayaan dhagar qabayaasha Al-Shabaab. Kulanka oo uu shir guddoominayay ku-simaha duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiye ku-xigeenka dhanka Siyaasadda ee Maamulka Mudane Maxamed Aadan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles