Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta oo Jimco ah loo magacaabay La taliyaha Arrimaha Siyaasadda ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wasiirkii hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya ka dhigtay la taliyihiisa arrimaha Siyaasadda. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in 29kii bishii […]
↧