Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Sacuudiga, Cali Jeyte iyo Kuxigeenkiisii ayaa muddo Sanad ah ku xiran Boqortooyadda Sacuudiga si Sharci daro ah. Muwadiniintan Soomaaliyeed oo la xiray Bishii April ee Sanadkii lasoo dhaafay 2013 ayaa ku xiran Xabsi ku yaalla Dalkaasi si sharci darro ah, mana jirto Maxkamadd la horkeenay. Gudoomiyaha iyo Kuxigeenkiisii ayaa loo […]
↧