Maamulka Madaxtooyadda ayaa sheegay in la soo gabagabeyey dib u dhis iyo dib u qaabeyn ku socotay baryahii la soo dhaafay qeybo ka mid ah Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya . Dib u dhiska iyo dib u qaabeynta ku socota Madaxtooyadda ee lagu doonayo in bilicdii xarunta Madaxtooyada dib loogu soo celiyo ayaa waxaa todobadkan la soo […]
↧