Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dilkii Marxuum Xildhibaan Xayd.

$
0
0
Muqdisho 3 Juun 2014- Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee marxuum xildhibaan Maxamed Maxamuud (Xayd) oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo askarigii ilaalada ahaa ee la socday. Madaxweynaha ayaa marka hore tacsi u diray eheladdii, qaraabadii iyo dhammaan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles